Shirkadda Amal Express oo Siyadisay Waxqabadkeedii
Assalamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu:
Waxay Shirkadda Xawaladda Ee Amal Express Ent , Ogaysiinaysaa Bulsho Waynta
Somaliyed, In Amal ay siyadisay Adegyadedii iyo waxqabadkii ay u qaban jirtay
Mujtamaca Somaliyed ee ku teedsan Dunida Dacaladeda.
Amal waxay kusoo kordhisay bulshada, Adeeg kusalaysan degdeg siinyo , iyo in
Lacagaha loodiro dadka eheladooda qarabadooda iyo kuwa beecmushtarkaba, inay
amal ku bixindoonto in kusiman Laba(2) illaa Saddex(3) Saacadod Gudahod,iyadoo
khidmad dherad ah lagaqaadin.
Howshaas oo hadda Tijaabadi ka gudubtay, ayaa waxa sababay kadib markii
macaamisha iyo shacabka shirakddu ku xiran ay u soo gudbiyen shirkadda in ay
dadku baahi uqaban inay lacagoda ku helan si ka deg deg siinyo badan sida ay
hadda u shaqayaan shirakadaha xawaaladda, iyadoo aan laga qaadin khidmadda
Dherad ah .
Lacaga Expresska ah , waxay Amal balanqadaysaa inay ku bixindoonto in kayar
Soddon (30)Daqiiqo.
sidaas darted waxan u balanqadaynaa Mujtamaca Somaliyed in aad maqsuud ka noqon
doontaan Adeegyada aannu idin hayno.
Haddaba, wixii talo iyo tusmayn ah oo ku sabsan hawlaha aannu idin hayno fadlan
nagala soo xariira E-mailadan Hoose
amalchair@hotmail.com
mamul@emirates.net.ae
amalpublicrelation@hotmail.com
Mahadsanidin
Amal Publicrelation and Marketing Dept
SomaliTalk.com | July 27, 2002
Afeef: Aragtida qoraalkan waa mid u gaara qoraaga ku saxiixan
WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
|