Make your own free website on Tripod.com


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MINNESOTA

We are pleased to invite you to participate in the 1st Annual Somali High School Graduation.

                               Safia Omar/Coordinator of Organizing Committee.  


Ardayda Soomaaliyeed oo laga rajo qabo in ay ka faa'iidaysan doonaan barwaaqada Soomaaliya.

Sawirka Amiin Caamir 1986kii.

Nabad Allaha idinyeelo

Waxaa dhamaa dadwaynaha Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota la ogaysiinayaa in la qaban doono xaflad wayn oo lagu dhiirigelinayo waxbarshada dhallin yarada Soomaaliyeed waxaana ardayda, macalimiinta, waalidiinta, iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed laga codsanayaa inay ka soo qayb galaan xafladdaas oo aad u xiiso badnaad doonto. 

Qaar ka mid ahDhalin yarada Soomaaliyeed iyo Skit/Comedy ayaa halkaas ku soo bandhigi doona madadaalo. Xafaladdan oo ku saabsan qalin jebinta sanadka 2002 ee dugsiyada sare waxay noqon doontaa mid sanad walba la qabto xafladdanna waa tii kowaad.

Marlabaad waxaan umadda Soomaaliyeed ka codsanaynaa inay ka soo qaybgalaan xafladdan oo lagu xusayo guusha ay gaareen ardada Soomaaliyeed ee Minnesota inkastoo badankood aysan hore u soo marin fursad waxbarsho oo asaasi ah waqti badanna uu uga soo dhumay xeryihii qaxootiha haddana si la yaab leh ayay ugu najaxeen natiijooyinka imtixaanka
qalin jebinta dugsiyada sare oo in badan oo iyaga ka mid ah waxay heleen waxbarasho free ah ka dib markay buundooyin badan ku gudbeen.


Goobta   University of Minnesota
             Willy Hall
             225  19th Ave
             125-175
             Minneapolis  MN,  55455

Taariikhda  Maalinta Jicaha June 28, 2002 -- 6pm to 11pm

Fadlan ka soo qayb gala " Horumarinta Waxbarashada Soomaaliyeed"
Haddii aad u baahan tahay warar dheeraad ah fadlan soo wac qaban qaabiso Safia (612)
275-5706


Safia Omar
Isuduwaha Gudiga qaban qaabada xafladda



__________________________________________________

Greetings!

We are pleased to invite you to participate in the 1st Annual Somali High School Graduation( Horumarinta Waxbarashada Dhallinyarada) to be held on Friday, June 28th 2002 from 6pm 11pm Willey Hall Auditorium at the University of Minnesota. 

The purpose of this event is to provide Somali children and youth with information about resources for higher education and family values. 

This celebration features great Somali Music and life folklore dance performances from Somali youth and Skit/Comedy. This is the first annual graduation and it's Somali community duty to encourage higher education for the rapidly growing Somali families and children in the twin cities and surrounding areas. 

We are delighted to invite Somali teachers, families and friends of the graduated class of 2002, to take part for the first annual Somali High School graduation, it's milestone for Somali youth who have missed of his or her basic education years in the refugee camp in Africa to receive high school diploma and to continue higher education in State of Minnesota. 

Place:

Willey Hall Auditorium 225 19th Ave South
125-127 Minneapolis MN 55455

Date: Friday June 28th, 2002 

Time: 6:00P.M to 11:p.M 

We look forward to seeing you at "Horumarinta Waxbarashada Soomaaliyeed". 
Thank you in advance and we appreciate your contributionto the community. 

For info call Safia Omar (612) 275-5706 

Safia Omar 
Coordinator of Organizing Committee. 


Qoraalkan kala xidhiidh Mahamoud Wardere
wardere1@AOL.COM 

_________________________________________________

WARBIXINADII HORE EE SOOMAALIDA MINNESOTA.

fadlan booqo maanta si aad u ogaato, ama aad oga hesho warbixin Soomaalida ku dhaqan Gobolkan Minnesota.


Booliska Minnesota oo Soomaalida kala hadlay arimo la xiriira Dilkii Abu-Qaasim jaylaani
Kalfadhi ay galabnimadii sabtida qabteen Booliska Minnesota ayey ku... AKHRI.HALKAN


Arday Badan oo Soomaaliyeed oo Sannadkan Gelaya Jaamacadaha Gobolka Minnesota
Saddex Boqol oo arday Soomaaliyeed ah ayaa lagu qiyaasay in sannadkan 2002 ay ka qalin jebiyeen dugsiyada Sare ee Gobolka Minnesota, warbixinta AKHRI.HALKAN


Jaaliyada Soomaalida Minnesota Xagee Kudambayn Doontaa
Warbixin dheer oo kusaabsan kulan ballaaran oo looga dooday midaynta jaaliyadaha Soomaaliyeed GUJI.HALKAN

Ardayda Soomaaliyeed oo Mustaqbalkoodu ifayo
Ardayda Soomaalidu heerkee bay kaga jiraan Xarumaha Waxbarashada Gobolkan Minnesota?...    GUJI.HALKAN 


Gabdhaha Soomaalida ee dhigta Dugsiga Sare ee Mankato oo waxbarashada guul ka gaarey
Warbin uu wargeyska Mankato kadiyaariyey gabar Soomaaliyeed oo guul kagaartay waxbarashada AKHRI.HALKAN

Shirweynihii Soomaaliyeed ee Minnesota oo si weyn Looga Soo qaybgalay
Warbixintii shirkii Soomalida ee Xalay laguqabtay Minneapolis oo lagu tilmaamay kii ugu ballaaraa oo lagu qabto meel kabaxsan Soomaaliya.. AKHRI.HALKAN

AF-SOOMAALIGA OO QARKA USAARAN KASUULIDDA LUQADAHA AFRIKA
Dhibaatooyinka hor leh ee Soomaalida qarnigan waxaa kamida Afkooda oo...AKHRI.HALKAN

Ardaydii Soomalida oo guulwayn soo hoyday sannadkii 2000
Dadkii ugu magaca dheeraa sannadkaas waxaa kamid ahaa Nagi Cabdulaahi Maxamed,


Guulihii ay gaareen Ardayda Soomaalida Minnesota sannadkii 2001
GUJI.HALKAN 

Warbixintii gabdhaha Soomaalida Minnesota lagaqoray sannadkii 2000
GUJI.HALKAN 

SUUQ_WEYNAHA SOOMAALIDA MINNESOTA: Karameel waa suuq aad uweyn oo ay leeyihiin Soomaalida Minnesota ee Soo booqo maanta


WARARKA KALE EE JUNE  

MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

HALIS CAAFIMAAD: SOOMAALIDA MARAYKANKA

Dhadhtar ka tirsan cisbitaal kamida cisbitaalada ugu weyn Maraykanka ayaa sheegay in Soomaalida uu kusoo badanayo cusurka kaadi-sonkorowgu, warbixintaas iyo calaamadaha lagugarto kaadi-Sonkorowga
KA AKHRI HALKAN GUJI....

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Arday Badan oo Soomaaliyeed oo Sannadkan Gelaya Jaamacadaha Gobolka Minnesota
Saddex Boqol oo arday Soomaaliyeed ah ayaa lagu qiyaasay in sannadkan 2002 ay ka qalin jebiyeen dugsiyada Sare ee Gobolka Minnesota, warbixinta AKHRI.HALKAN a
HAMBALYO: Bogga Hambalyada Ardayda Soomaaliyeed


Xisbiga Shaqaalaha ee Borlänge oo Ballanqaaday Cirib-tirka Shaqo iyo Xirfad La'aanta Soomaalida

SWEDEN - Kullan si aad ah loo soo abaabulley oo ay ka soo qeyb galeen muslimiinta ku dhaqan degmada Borlänge iyo siyaasiyiinta xisbiga shaqaalaha ee ... GUJI.HALKAN


Mashruuca samafalka Carruurta Soomaaliyeed GUJI...


Mashruuca Naafada iyo Da'weynta Soomaaliyeed GUJI...


Jamciyadda Samafalka Almanhal iyo waxqabadkeeda GUJI.... 


Ardayda Soomaaliyeed ee Ka qalinjebiyey Minnesota GUJI...


Columbus, Ohio iyo SomaliTalk KA.AKHRI.HALKAN 


BORLÄNGE IYO SOMALITALK.COM Warbixintii Ahmed-shil Mohamed
 GUJI HALKAN 


DADAALKA SOOMAALIDA AUSTRALIA


DADAALKA SOOMAALIDA MARAYKANKA 


DADAALKA SOOMAALIDA SWEDEN 


DADAALKA SOOMAALIDA INDIA


MAXAA ISLAAMKU KA YIRI MOWLIIDKA NEBI MUXAMMED (SCW)
[waa cod] ee Ka dhegeyso Masjidka Khalid Bin Waliid ee Toronto


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.